Dhegayso-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inay Baadhitaan Ku Sameynayaan 16 Shirkadood Oo Waddaniya.

Hargeisa(GNN):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Siciid Saleebaan Mire Oo Maanta Xafiiska Kula Hadlay Idaacada BBcda Ayaa Sheegay Inay 16 Shirkadood Oo Waddaniya Islamarkaana Heshiisyo Kala Duwan Kula Jira Laamaha Kala Duwan ee Xukuumada Ay Dib U eegis iyo Wax Ka Bedel Ku Sameynayaan Heshiisyadaasi, Waxaana Sidoo kale uu Sheegay Hantidhawraha Qaranku Mudane Siciid Saleebaan Mire in Ay Dabagal iyo Baadhitaan Ku Sameyn Doonaan Nidaamyada Heshiiskaasi Wixii aan Sharci Ahayn Ay Joojin Doonaan. Halkan Ka Dhegayso Warbixinta hantidharaha Guud  Uu Siiyey Idaacad BBC-da.