“Haddii Aanu Golaha Deegaanka Nahay Waxaanu Isleenahay Waxbaad Qabanaysaa,Wadada Cusub ee Hormarta Guriga Madaxweynaha Cusubina Waxay ka Mid Tahay Kuwa Aanu Dhiska Ku Wadno”..Xil-Xasan Shahar.

Xildhibaan Xasan Shahar Hargeisa

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Xassan Cabdi Cali Shahar Oo Kamida Xildhibaanada ugu Dhaqdhaqaaqa Badan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Maanta Si Adag Uga Dareen Celiyey Waddo Ay Dhawaan Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Ka Bilowday Dhismaheeda Jidka Hor Mara Madaxweynaha cusub ee La Dooray oo Bulshada Qaar iswaydiinayeen. Waxaanu Xildhibaanku Iftiimiyey In Wadadaasi Ay Kamid Tahay Wadooyinka Caasimada ee Mudooyinkii u Danbeeyey ay Ku Wadeen Dayactirka iyo Dhismayaasha Kala Duwan.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.