Madaxwaynaha Cusub ee JSL Md Muuse Biixi Cabdi oo Ka Kooban 23 wasiir oo buuxa iyo 9 wasiir ku xigeen,kuwaas oo tiradoodu isku tahay 32 wasiir.
1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah:- Beesha Ciise Muuse
2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada :- Beesha Jaamac Siyaad / Dhul Bahante
3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta :- Beesha Samaroon
4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha :- Beesha Reer Daahir / Habar Jeclo
5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga :- Beesha Warsan Gali
6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada :- Beesha Ciidagale
7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada :- Beesha Ciise
8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta :- Beesha Reer Adan / Arab
9. Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha :- Beesha Habar Cafaan / Samaroon
10 .Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Hawlaha Guud :- Beesha Dhulbahante
11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasaarada Ciyaaraha :- Beesha Habar Yoonis
12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Wasiirka Boosaha :- Beesha Jibriil Abakor /Sacad Muuse
13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga :- Beesha Jiriil Yoonis / Makaahiil / Samaroon
14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada :- Beesha Reer Yoonis / Habar Jeclo
15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Horumarinta Maalgashiga :- Beesha Guulane / Arab
16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga L:- Beesha Biciide / Habarjeclo
17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada Warfaafinta :- Beesha Makaahiil / Sacad Muuse
18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka ;- Beesha Cali Siciid / Habaryoonis
19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha :- Beesha Nuur Axmed / Dhulbahante
20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta :- Beesha Habarjeclo
21.Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka :- Beesha Ciise Muuse
22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha :- Beesha Habarjeco
23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka :- Beesha Habaryoonis
——————————————-
Beelaha Ay Kasoo Jeedaan Wasiir Ku Xigeenada Xukuumadda Cusub
————————————
1. Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada :- Beesha Subeer Celi / Arab
2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha :- Beesha Sacad Muuse
3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ;- Beesha Ciidagale
4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha :- Beesha Ayuub
5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada :- Beesha Toljecle
6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta :- Beesha Gabooye
7.Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada :- Beesha Ciidagale
8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka :- Beesha Habar Jeclo
9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka —-