Halkan Ka Daawo-Hordhaca Film Kooban Oo Ka Waramaya Isbedelka Dhinaca Dhismaha iyo Horumarka Ka Tisqaaday Caasimada Hargeisa.

Halkan Ka Daawo-Hordhaca Film Kooban Oo Ka Waramaya Isbedelka Dhinaca Dhismahayaasha iyo Horumarka Ka Tisqaaday.
Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa. Barnaamijyo Is Daba Socoda oo Aanu Bulshada Kula Wadaagi Doono Si Faahfaahsana aanu Ugu Lafa Guridoono Maxaa Ka Hirgalay Qorshihii Shanta Sano ee Lasoo Dhaafay.
Halkan Hoose Ka Daawo.

Diyaarintii Iyo Isku Dubaridkii
Axmed Osman Almis
Khadar Macalin Deeq.

Gabiley News Network

Hargeisa Somaliland