Maayirka Golaha Deegaanka Gabiley Iyo Dhammaan Xildhibaanada Goluhu Waxay Tacsi U Dirayaan Wasiirkii Hore Warshadaha S/ld Oo Aabihii Geeriyooday.

Maayirka Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Mudane Maxamed Amiin Cumar Cabdi isagoo Ku hadlaya Magaciisa iyo Magaca Golaha Deegaanka Gabiley Waxaa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh La Wadaagayaa Wasiirkii Hore Wasaarada Warshadaha Somaliland Munane Shacab Maxamed Muuse Oo Maanta Aabihii Marxuum Maxamed Muuse Bookh Ku Geeriyooday Dawlad Deegaanka Somalid Ethiopia iyadoo Islaย  galabta Lagu aasay Marxuumka Deegaanka Albaasa oo Ka Tirsan Kilalka Shanaad ee Somalid Ethiopia.

Waxaanay Ilahay uga Baryeen Inuu Janaddii Fardowsa Ka Waraabiyo Marxuumka Ehelkii iyo Dhammaan Qaraabadii Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Ka siiyo.allena uga baryayaan inuu qabriga u waasiyo kana fogeeyo cadaabkiisa.

Aaaamin Aaamin Aamin

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992