Hargeysa(GNN):-Madaxweynaha cusub ee somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qaabilay madaxweynihii sadexaad ee somaliland Daahir Rayaale Kaahin.
Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa kulanka uu la yeeshay madaxweyne Muuse Biixi ku wehelinayey Xuseen Cali Ducaale iyo Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo u ahaan jiray wasiiradii Arimaha Dibada iyo Maaliyada.
Kulankan ayey madaxtooiyada somaliland ku sheegtay inuu ahaa mid booqasho iyo salaan oo dhex martay madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynihii sadexaad ee somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin
Dhinaca kale wararka laga helayo kulankaasi ayaa sheegaya in madaxweyne Muuse Biixi uu doorbiday inuu talooyin waydiisto maadaama