Daaawo-Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Ka Hadlay Waxa uga Qorshaysan Xukuumada Cusub Heshiisyadii Dawladii Hore La Gashay Imaraadka, iyo Isbedelka Maamul.

Hargeisa(GNN):-Wasiiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Dr Sacad Cali Shire Waxaa Sidoo Kale Uu Ka Hadlay Oo Wax Laga Waydiiyey Xiisada Ka Taagan Deegaanka Tuka-raq Ee Gobolada Barriga Somaliland.