Qiso Layaab Leh Hooyo Ilmihii Ay Dhashay Oo Ubadalmay Wakhtigii Umusha Ogaatay Laba Sanno Kadib iyo Siday Ku Ogaatay.

Labadan ilmo ayaa dhashay xili aad isugu dhow hal isbitaal , waxayna kasoo kala jeedaan labo qoys oo kala heysta labo diin

Labadan ilmo ayaa dhashay xili aad isugu dhow hal isbitaal , waxayna kasoo kala jeedaan labo qoys oo kala heysta labo diin oo kala ah Islaam iyo Hindu.Waalidiin ku nool dalka Hindiya ayay maxkamad u kala xukuntay ilmo ay kala dhaleen, balse si aan ku talogal ahayn isu weeydaartay markii ay dhasheen muddo labo sano ka hor ah.