Xoghayihii Dawlada Hoose Gabiley Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Masuulka Cusub ee Xilka Loosoo Magacaabay.

Gabiley(GNN):-Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland  Maxamed Kaahin Axmed ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Degmada Gabilay C/raxmaan Nuur Abokor oo mudo dheer hayay xilkaas,

Halka Uu Wasiirka arimaha guduhu  Xoghayaha  Cusub Ee Dawlada Hoose  GABILEY Usoo  magacaabay Mustafe Maxamuud Xaaji Cabsiiye. Oo kamid ahaa Xubnihii safka hore kaga jiray ololihii guusha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley.

mustafe xoghayaha cusub

warqada magacaabista xoghaye gg