Qiso Mucjiso Ah Guddoomaha Maxkamadda Degmadda Laas-Caanood Oo Ka Waramay Wiil Diin Uu Soo Qabsaday Lagu Dardaray Iyo Sidda Uu Noqday.

Guddoomiyaha Maxkamadda Degmadda Laas-caanood ayaa maanta oo ka waramay in uu u yimid Aabaha dhalay wiil yar oo uu sheegay in diin uu soo qabsaday ku waxyeeloobay sheegay in uu aabahu maxkamadda ka doonayo warqad uu inankiisa ku geeyo Cilaajka si loo dabiibo

Halkan ka  Daawo:-