“Shir-Garxajis Oo Heshiis Lagu Yahay Oo Dhacayaa Ma Jiro, Somaliland Waxaan Leenahay Ha Laga Digtoonaado Shirkaas La Soo Wado” Suldaan Maxamed Suldaan C.Qaadir .

Hargeisa(GNN):-Suldaanka guud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka digay shirka beelaha Garxajis oo uu ku sheegay inuu yahay shir aan la isku raacsanayn isla markaana dhibaatooyin keeni kara.

Waxa kale oo uu Suldaanku weerar ku qaaday Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar iyo Boqor Raabi oo uu sheegay inaanay lahayn manaasibta ay sheegteen.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992