Hargeisa(GNN):-Suldaanka guud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka digay shirka beelaha Garxajis oo uu ku sheegay inuu yahay shir aan la isku raacsanayn isla markaana dhibaatooyin keeni kara.
Waxa kale oo uu Suldaanku weerar ku qaaday Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar iyo Boqor Raabi oo uu sheegay inaanay lahayn manaasibta ay sheegteen.