War Deg-Deg-Agaasimhii Guud Madaxtooyada Ee Dhawaan Uu Madaxweyne Muuse U bedelay Xafiiska Dhawrista Tayada Oo Shaaciyey Inuu Xilkaasi Iska Casilay.

Hargeisa(GNN):-Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo hore U Ahayd Agaasimhii Guud ee Wasaarada Madaxtooyada Somalilland Ayaa Dhawaan uu Madaxweyne Muuse U bedelay Agaasime Ku Xigeenka Haayada Dhawrista Tayada Somaliland, Marwo Khadra Xaaji Gaydh ay Mardhaweyd Ku Dhawaaqday Inay Iska Casishay Xilkaasi uu madaxweyne Muuse u bedelay.Waxaana Iyadoo arrimahaasi Ka Hadlay Ay u Faahfaahisay is Casilaadeeda Sidan.
Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warka.

Exit mobile version