Hargeisa(GNN):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxa ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey masuulyiin badan oo ay ka mid yahiin maareyihi telefishanka qaranka Somaliland Md Khadar Maxamed Kacule iyo Maareeyihii Wargeyska Dawlada ee Dawan Sayid.
Wasiirka ayaa waxaa uu Maareeyaha Telefishanka Qaranka u magacaabey mulkiilaha Wargeyska Ogaal Muuse Jaanbiir halka uu maareeyaha Wargeyska Dawana u magacaabey Maxamed Axmed Jaamac oo ahaa mulkiilihiiwargeyska Hubaal
Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu magacaabey agaasime waxed-yada kala duwan ee wasaarada warfafinta
Halkan Hoose Ka AKhriso Masuulyiinta Xilka Laga Qaadey
Gabiley News Network
Hargeisa Somaliland