Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Heshiiska Dekada Berbera La Hor Keeno Golaha Baarlamaanka

Madaxwayne Ku-xigeekii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxa uu Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in heshiiskii Dekeda Berbera Golaha Baarlamaanka la hor keeno.

Sidoo kale Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxaa uu Xukuumada u soo jeediyay in ay laasho oo ay joojiyo Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992