Daawo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ciyaaraha Oo Magaalada Gabiley Kaga Qaybgaley Dhamadka Tartan Kubada Cagta Ah Oo Ka Qabsoomey Garoonka Mo Farah

Gabiley(GNN)Agaasimaha Guud Wasaarada Ciayaaraha Somaliland Ayaa Maanta Ka Qaybgaley Dhamaadka Tartan Kubada Cagta Oo Dhawaanahanba Ka Socdey Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Waxana Ku Tartamayay 16 Kooxdoo Oo Heerka Labaada,Waxana Kaso Qaybgaley Dhamaadka Tartankan Agaasimaha Guud Ee Wasarada Ciyaaraha Ku Xigeenka Badhaasbka Gobolka Gabiley Maayerka Magaalada Gabiley Iyo Isku Duwaha Ciyaaraha Gobolka Gabiley Iyo Marti Sharaf Aad Ubadan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE