Daawo Banaan baxyo Looga Soo Horjeedo Faragalinta Somalia Oo Ka Dhacey Magaalada Wajaale Iyo Hadalada Laga Jeediyay

Wajale(GNN)Iyado Baryahan Danbe Ay Gobolada Somaliland Si Habsamiya Uga Soconayaan Banaanbaxyo Loogasoo Horjeedo Gardarada Cadaanka Ah Ee Maamulka Somalila Ku Faragalinayo Heshiiska Sadex Geesoodka Ah Ee Shirkada Dp World La Gashey Somaliland,Ayaa Magaalada Wajaale Waxa Ka Dhacey Banaanbaxyo Ay Bulshada Reer Wajaale Ku Muujinayaan Qaabka Ay Uga Xunyihiin Faragalintaa Maamulka Somalia Uu Ku Hayo Heshiiskas Dp World,Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Wajaale Ayaa Tibaaxaya  Jawaabo Adag Oo Ay Ku  Cambaareynayaan Somalia,Geesta Kale Waxay Soo Dhaweyeen Hadalkii Madaxwaynaha Qaran  Muuse Biix Cabdi, Ee Ku Aadanaa Heshiiska,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

WAJAALE OFFICE