Daawo Dawlada Hoose Degmada Arabsiyo Oo Tartan Isla Xisaabtanka Iyo Maamul Wanaaga Kaga Guuleysatey Degmooyinka Dalka Iyo Kaalinta Gabiley Ka Gashey

Arabsiyo(GNN)Haayadda Global Ayaa Baryahanba Degmooyina Gabiley Iyo Arabsiyo Uqabatey Tartanka Hanaanka Isla Xibaatanka Iyo Maamul Wanaaga,Waxana Tartankani Dhexmarey Ururada Bulshada Iyo Dawladaha Hoose Ee Degmada Gabiley Iyo Degamda Arabsiyo Hadaba Qaabkay Udhacdey Hoos Ka Daawo,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE