Gabiley(GNN) Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Ayaa Magaalada Gabiley kaga Qaybgaley Barnaamij Shirkada Sompawer Ku DaahFurtey Mashruuc Balaadhan Oo Ku Saabsan Adeega Korontada Laga Dhalinayo Tamarta Cadceeda Ee Isku Sidkan ,Waxana Xafladan Laguso Bandhigayay Mashruucan Kaso Qaybgaley Maamulka Gobolka Iyo Kan Degamda Gabiley Masuuliyiinta Ugu Sareeya Shirkada SomPawer Iyo Engineeradii Rikibay Qalabka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee bulshada,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE