Daawo Gudomiyaha Gudida Hormarinta Deegaanka Lafta Boqor Oo Ka Warbixiyay Mashaariicda Ay Fuliyeen Wasaarada Beeraha Iyo Haayadda Faw Iyo Waxyabaha Deeganku Ubaahanyahay

Gabiley(GNN)Gudoomiyaha Gudida  Hormarinta Deegaanka Lafta Boqor Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley Ayaa Uga MahadCeliyay Wasaarada Beeraha Iyo Haayadda Faw Mashaariicda Ay Ka Fuliyeen Deegaanka Lafta Boqor,Sido Kalena Wuxu Soo Bandhigey Waxyaabaha Haatan Deegaanka Ka Maqan Isla Markaana Aan Laga Maarmin In Waxlaga Qabto,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992