Daawo Gudomiyaha Ururka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Taageertey Heshiiska Dp World Jawaab Adagna Siisey Somalia

Gabiley(GNN)

Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Kaltuun Haaruun Maxamed Oo Wareysi Gaara Siinasay Shabakada Wararka GabileynewsNework Ayaa Si Wayn U Taageertey Heshiiska Sadex Geesoodka Ah Ee Shirkada ย DP World La Gashey Somaliland Haweeynaydan Ayaa Taageero Laxaadleh Umuujisey Madaxwaynaha Qaranka Muuse Biixi Abdi,

HALKAN HOOSE KAย  DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Kaltuun Haaruun Maxamed Ayaa Waxay Ka Mid Ahayd Dadkii Gundhiga U Ahaa Aasaaskii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Cagaaran ย Waxayna Qaybwayb Ka Qaadatey Hanaanka Lagu Taakuleynayo Dadka Danyarta Ah,Waxayna In Badan Laso Shaqeysay Ururada Haweenka Iyo Ururada Bulshada,

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(gabiley.net))

GABILEY OFFICE

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992