Daawo Madaxa Ugu Sareeya Shirkada Dp World Iyo Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Soo Gaadhey Wajaale Kormeerayna Kastanka Kalabaydhka Iyo Sababta Ay Uyimaadeen

Wajaale(GNN)Madaxa Ugu Sareeya Shirkada Dp World Iyo Maareeyaha Dekada Barbara Oo Maanta Soo Gaadhey Magaalada Wajaale Waxeyn Soo Booqdeen Bakhaarada Lagu Kaydin Doona Alaabaha Iyo Shixnadaha Dalka Itoobiya Ugaso Degaya Magaalada Berbera Sido Kale Waxey Mareen Kastanka Kalabeydhka

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE