Daawo-Madaxweynaha Maamulka Somalia Oo Ka Hadlay Maalgashiga Dekeda Berbera Iyo Baarlamaanka Somalia Oo Kagaga Dareen Celiyey Buuq iyo Sawaxan.

Muqdisho(GNN):-Daawo-Madaxweynaha Maamulka Somalia Farmaajo ayaa Ka Hadlay Maalgashiga Dekeda Berbera iyadoo Khudab Uu ka Horjeediyey Golayaasha Baarlamaanka dalkaas , Khudabadaasi uu madaxweynaha Maamulka Somalia Farmaajo ka hor akhriyey kalfadhiga baarlamaanka ayaa markii uu hadalkiisu marayey maalgashiga dekedaha iyo dalalka shisheeye ee maalgashiga ka wada somaliland ayaa xildhibaanada golaha iyo shacabkii madasha joogay kagaga fal celiyeen Dareen Buuq iyo sawaxan iskugu jira.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.