Gabiley(GNN)Iyadoo Nadaafadu Tahay Furaha Nolasha Iyo Diintena Sislaamka Badhkeed Waxa Magaalada Gabiley Maanta Laga Sameeyay Olole Nadaafadeed Oo Kor Loogu Qaadayo Badqabka Deegaanka Si Deegaanku Nadiif U Ahaado Oo Loo Helo Deegaan Bilicleh Oo Ka Fayaw Cudurada Qashinku Keeno.
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Hawlgalkan Aan Lookala Hadhin Ayaa Waxa Hogaaminayay Maayerka Magaalada Gabiley Oo Siwayn Uga Dhex Muuqdey,Xoghayaha Dawlada Hosoe Iyo Shaqaalaha Waynaha Dawlada Hoose Degamda Gabiley, Ururada Bulshada Caruur Iyo Ciroole Qaar Ka Mida Ardeyda Waxbarashada Dilaal Iyo Malaal Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Gabiley, Hawlgalkan Oo Ahaa Mid Iskaa Wax Uqabso Ah Ayaa Siwayn Uga Dhex Muuqdey Masuuliyiinta Dawlada Oo Gacmahado Ku Gurayay Qashinka Si Loo helo Deegaanka Badqaba,Iyado Inta Xashiishuku Kuu Jiro Uu Cudurkuna Ku Jiro,W
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE