Daawo Oo Fadlan Caawi Hooyadan Oo Hoygii Ayka Degenayd Magaalada Gabiley Ka Gubtey Waxey Haysataa 4 Caruura Oo Agoona Ceelna Uma Qodna Cidna Uma Maqna

Gabiley(GNN)Fadlan Caawi Hooyadan Oo Gurigii Ay Ka Degenayd Magaalada Gabiley  Ka Gubtey Waxayna Hooyadan Heysataa 4 Caruura Oo Agoona Fadlan Kala Xidhiidh Lambarka Shaasahda Ku Qoran Dar Illaahey Ku Caawi Hooyadan Oo Masaakiin Ah,Ceelna Uqodneyn Cidna Umaqneyn,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO