Daawo Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Oo Taageeray Wado Banaynta Laga Hirgalinayo Magaalada Wajaale Baaqna Udirey Bulshada

Gabiley(GNN)Shabakada Wararka Ee Gabilenewsnerwork Iyadoo Ka Hagabtireysa Bulshada Dheehata Macluumaadka Jira,Waxey Waraysi Gaara La Yeelatay Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshada Somaliland Shaceyb Maxamed Muuse,Wuxuna Tilmaamaya Aragtidiisa Ku Saleyan Hanaanka Waddo Baneynta Ah Ee Laga Yagleelayo Magaalada Hodanka Ku Ah Ganasiga Ee Wajaale  Looguna Yeedho Dekeda Qalalan,Shaceyb Maxamed Muuse Oo Oo Xilal Muhiima Kaso Qaybtey Dawlada Ayaa Taageeraya Tombalaynka Laga Hirgalinayo Magaalada Wajaale,sI Loo Badbaadiyo Wadooyinka Iyo Dhulka Danta Guud,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.net)

GABILEY OFFICE