Daawo Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Oo Ka Hadlay Mowqifka Xisbiga Waddani ee Ku Aadan Horumarka Dalka

Gabiley(GNN)Wasiirka Hore Wasarada Warshadaha Somaliland Shaceyb Maxamd Muuse Ayaa Mar Uu Uwaramayay Shabakada Wararka Gabileynewsnework Tilmaamay In Xisbiga Mucaaridka Ee Ah Waddani Uu Danaynayo In Waddanka Lugaha Ka Xidhnaado Oo Aan Lalal Macaamilin Aduunka,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILY OFFICE