Gabiley(GNN)laba Haweena Oo Ku Sugan Caasiamda Dalka Norwey Ee Oslo Ayaa Deeq Lacageed Oo Dhan 980 Dolerka Maraykanka Ah Soo Gaadhsiiyay Xarunta Agoomaha Ah Ee Magaalada Gabiley Waxeyna Uso Wakiisheen Deeqdan Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Gabiley,Waxana Deeqdan Lagu WareejiyaySafiya Aw Aadan Meecaad Oo Ah Masuulka Xarunta Agoonta,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE