Daawo Xildhibaan Cibaado Maax Oo Ka Mida Golaha Deeganka Gabiley Ayaa Si Adag Ugu Jawaabtey Somalia Waxayna Bogaadisey Go.aanka Madaxwayne Muuse Biixi Ee Dp World

Gabiley(GNN)

Gudoomiayah Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Cibaado Maax Cilmi Oo Uwaramaysey Shabakada Wararka Ee Gabiley.net Ayaa Jawaab Kulul Usoo Jeedinaysa Xildhibaada Baarlamaanka Somalila Iyo Maamulka Somalia ,Xildhibaan Cibaado Ayaa Tlmaamaysa In Heshiiska Dp World La Gashey Somaliland Uu Yahay Mid Laga Dhaxlayo Hormar Iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Oo Kobcaya,Waxayna Bogaadinasaa Go,aan Madaxwaynaha Qaranka Muuse Biixi Cabdi Uu Ka Qaatey Heshiiska Dp World,Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi Oo Ka Mida Xildhibaanada Ugu Firfircoon Golaha Deegaanka Degamda Gabiley  Ayaa Maamulka Somalia Uga Digeysa In Ay Soo Faragashaadan Somaliland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

 

 

 

 

 

 

 

REORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE