Daawo Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Jawaab Adag Siiyay Baarlamanka Iyo Maamulka Somalia Bogaadiyayna M/Wayne Muuse Biixi

Gabiley(GNN) Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Degmada Gabiley Abdirahman Nuur Abokor Ayaa Mar Uu Maanta La Hadlayay Warbahinta Ayaa Jawaab Adag Siiyay Xildhibaanada Baarlamanka Somalia ,Geesta Kalena Wuxu Bogaadinayaa Go.aanka Uu Muuse Biixi Cabdi Ka Qaatey Heshiiska Shirkada Dp World La Gashey Somaliland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiey.Net)

GABILEY OFFICE