DAAWO:Hablaha Geeska iyo Allaha Daayee Abwaan Hadraawi “Marka gorodda lays daro Haddaan dumarku goonyaha Guubaabo kicinayn Sida galowga dhiilloon ……….”

Gurmashada dagaalkiyo Gulufkiyo colaadaha Goobaha naf waagiyo Halka laysku gowroco Marka gorodda lays daro Haddaan dumarku goonyaha Guubaabo kicinayn Sida galowga dhiilloon Illaa geesi qayrkii Birta kuma gumaadeen!

 

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992