Deg Deg Daawo Wasiirada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Iyo Maaliyada Oo Magalada Wajaale Soo Gaadhey Iyo Ujeedka Ay Uyimaaden

Wajale(GNN)Dawlada Hoose Degmada Wajale Ayaa Baryahan Danbe Waday Dadaal Dheerada Oo Lagu Habaynayo Hanaanka Magaalada Wajaale Looga Taabo Galinayo Town Baleyn Si Malaagalada Wajaale Oo Xudun U Ah Ganacsiga Geeska Africa  Looguna Yeedho Dekeda Qalalan Looga Yagleelo Wadooyin Faalala Loona Dabar Jaro Dadka Damacu Kaga Jiro Dhulka Iyo Goobaha Danta Guud Ee Lama Taabtaanka Ah.Wafti Culus Oo Hagaaminayo Wasiirka Boostada Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Dr Cabdi Wali Sh, Abdalhi Oo Ay Ku Weheliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada, Ayaa Socdaal Ku Soo Gaadhey Magaalada Wajaale, Waxana Gacmo Diiran Kuso Dhaweeyay Maayer Ku Xigeenka Magaalada Wajaale Mursal Nuux Csimaan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Ujeedka Socdaalka Wasiirka Ayaa Daarnaa In Kormeer Ku Sameeya Habka Iyo Hanaanka Loo Baneynayo Wadooyinka Xidhmey Iyo  In Bulshada Loo Horseedo Adeegyo Ay Mahadiyaan, Maayer Ku Xigeenka Magaalada Wajale Mursal Nuux Cismaan Ayaa Waftiga U Sharaxay Dadaalka Ay Ka Wadaan Wajaale Iyo Durbadiiba Wadooyinka Ay Hirgaliyeen Ee Bulshadu Mahadisay,

 

REPRTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE