Saraakiisha Baanka Somaliland iyo Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta Oo Ka Waramay Fulinta Qodobadii Lagu Xalinayey Sixir Bararka Kuna Amaanay Shirkadaha Fuliyey.

Hargeisa(GNN):-Saraakiisha Baanka Somaliland iyo Wasiirka Boosaha Isgaadhsiin iyo Technologyada Ayaa Maanta La Kulmay Masuuliyiinta Shirkada Telesom Oo Aqbashay Islamarkaana Sidii Loogu Talo Galay U Oofisay Qorshihii iyo Qodobadii Gudidii Uu Madaxweynuhu u Xilsaaray Xal u helida Sixir bararku kasoo saareen in Wax Lagaga Qabto Waxaana Masuuliyiintani Ka Warameen In Fulinta Qorsheyaashaasi tahay Mid Dhiiri galinaysa Isticmaalka Lacagta Shilinka Somaliland Oo Kor u qaadaysa Qiimihii Shilinka. Halka ka Daawo Nuxurka Khudbadaha Masuuliyiintaasi Oo Faahfaahsan.
Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network