Daawo-Shirkada Telesom Oo Markii ugu Horeysay Ka Hadlay Culeys Xukuumadihii Kala Danbeeyey Saareen & Adeeg Cusub Oo Ay Soo Kordhisay.

Hargeisa(GNN):-Madaxda ugu Sareysa Shirkada Telesom Oo Ku hadlayey magacooda iyo Magaca Shirkada Maxamed Yuusuf Cali Aloore oo Ka tirsan Masuuliyiinta Shirkada Ayaa Markii ugu horeysay Ka Waramay Culeyso iyo Caqabado kala Duwan oo Xukuumadihii Kala Danbeeyey ee Somaliland Saareen dhinaca Ganacsiga ee Shirkada telesom, Sidoo kale Waxaa Uu sheegay In Keenista iyo Sameynta Ganacsiyo cusub oo shirkadu dalka Ka Hirgalinaysay Laga horjoodsaday islamarkaana xukuumadihii kala horeeyey cid gaara u xidheen

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Dhinaca Kale Madaxa Suuqgeynta Shirkada Telesom C.salaan Yaasiin Oo Xafiiskiisa Shir Jaraaid Ku Qabtay Ayaa Ka Waramay Adeegyo Cusub Oo Shirkada lagu Soo Kordhiyey Isagoona Bulshada U Sharaxay Isticmaalkiisa iyo Sida Loo Adeegsanayo Madaxa Suuqgeynta C.salaan Ismaaciil Nuur Oo Arrintaasi Ka Waramaya.

Halkan Hoose Ka Daawo.