Gabiley(GNN)Eng Muuse Abdilaahi Nuur Oo Ka Mid Ahaa Hogaan Sare Ee Xisbiga Waddani Ayaa Gabi Ahaanba Shaaciyay In Uu Iska Casiley Xilkii Hogaanka sare Ee Golaha Dhexe Iyo Xubinimadii Xisbiga Waddani Eng Muuse Abdlahi Nuur Ayaa Mahadnaq Balaadhan Uceliyay Hogaanka Sare Ee Golaha Fulinta Iyo Dhamaan Qaybaha Kala Duwan Ee Xisbiga Waddani Wuxuna Uga Mahadceliyay Sidii Milagaha Sharafta Iyo Karaamada Lahayd Ee Mudada Lixda Sano Ahayd Ay Uwada Shaqeyeen,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Eng Muuse Oo Ka Mid Ahaa Masuuliyiinta Ugu Sareysa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Shabakada Gabieynewsnetwork Ay Waxka Waydiisey Ujeedka Ka Danbeeya Iscasilaadisa, Waxa Uu Hoosta kA Xariiqey In Ay Tahay Arimo Ugaara Ah Isaga Oo Aanu Jeclayn In Uu Warbaahinta La Waddago,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE