Xildhibaan Xasan Shahar Oo ka Warbixiyay Wadooyin Kala Duwan Oo Ay ka Hirgaliyeen Xaafadaha Bada Cas, Boqol Jire Iyo Fariinta Uu Udiray Xubnaha Dhaliila Waxqabadkooda.

Halkan KA DAAWO MUUQAALKA Barmaamijka; Dhaliisha Siyaasiyiinta Mucaaridka Ee Ku Aadan Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa  Iyo Xaqiiqada Dheefta Waxqabad Ee Golaha Kaasi oo Aanu Ugu guur gali Doonta Waxyaabaha ay golaha deegaanka ka Hirgaliyeen Xaafadaha Kala Duwan Ee magaalada Hargaysa iyo  sidoo kale Waxyaabaha u baahan in ay wax ka qabtaan oo aanu tooshka ku qaban doono.

JIDKA 5JIDKA 3

 Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (Xasan Shahar) Oo kamida xildhibaanada golaha deganka caasimada ayaa isagoo  ku sugan goobaha ay ka dhiseen jidadka cusub  ka warbixiyay waxyaabihii Uqabsoomay golaha deegaanka ee uu Gadhwadeenka ka yahay Maayar Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Dhanka  kale xildhibaan Xasan Shahar  ayaa Dadka dhaliila waxbadka golaha deegaanka iyo maaryarkaba ugu baaqay in ay indhahooda kusoo arkaa waxa ay qabteen wadooyin kor udhaafay 12 tobanka ah ee ay maalmihii ugu danbeeyay dhamaystireen dhismahooda.

JIDKA 1JIDKA 2

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;