Gabiley(GNN)Dawlada Hooseย Degmada Gabiley Iyado Si Xawliya Udhaqaajinasaย In La Helo Aqoonyahano Kaafinaya Oo Daboolaya Baahiyahaย Bulshada Deegaanka, Waxey Xulanasa In Jiilasha Maskaxda Waadixaleh Ay Ka Dabarto Fiida Jaamacadaha Si Loo Dhiso Mooraalka Dhalinteena,Hanaanka Waxbarashada Ayaa Ahย Iftiinka Nolasha Waana Dhaxalka Kuu Sahlaya In Aadย Maareyso Nolaashada Iyo Tanย Qoyskaaga,Wana Nidaam Aaad Kaga Gudbi Karto Mugdiga Iyo Jahliga Aduunka Kunana Sahlaysa In Aad Kuย Fuusho Salaanka Nolasha Ugu Qaalisan, Jaamacada Timacade Waxa Waxka Barta 43 Ardey OoAyย Kafaalo Qaaday Dawlada Hooose Ee Degmada Gabiley,Waaan Hormarย Taabagalay Oo Waalidiinta Ardayda ย Aan Awoodi Kareyn Fiida Jaamacada ย Ay Jaanis U Arkaan, Si Hadaba Loo Dhaqaajiyo In La DhiiriGaliyo Dhalinta Waa In Loo Helo Qaabab Lagu Farxadgalinayo Mooraalka Dhalinta, Oo Ku Saleysan Barnaamijyo Hormarineed Ooย Taabanaya Ciyaaraha Waxbarasahda Iyo Shaqo Abuur Baaxadleh Oo Ay Kaga Badbaadi Karaan Mawjadaha Balwadaha Ah Ee Ku Soo Burqanaya Dhalinta Dalkeena,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Habeenkii Xalay Ahaa Dawlada Hoose Degamda Gabiley Waxey Hoolka Dawlada Hoose Xaflad Dhiirigalina Ugu Qabatay 43 Ardey Ee Ayka Ka Kafaalo Qaadey Fiida Jaamacada Kuwaasi Oo Dhaamaantood Tilmaamaya Culuyska Lala Qaybsadey,
Kulankan Waxa Kaso Xaadrey Maayerka Magaalada Gabiley Iyo Xildhibaano Iyo Masuuliiynta Dawlada Hoose Waxey Tilmaamen Ahiyada La Siinayo Dardargalintaย Adeegyada Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah,Si Loo Helo Jiil Ka Shaqeeyaย Shaqooyinka Qaranka Iyo Kuwa Aan Dawliga Ahayn,Oo Ka Madhnaada Balwadaha Iyo Mukhaadaradka,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE