Daawo Dawlada Hoose Degmada Gabiley Oo 43 Ardey Oo Ay Fiida Jaamacada Ka Kafaalo Qaaday Kulan La Yeelatay Iyo Nuxurka Kaso Baxey Oo Laso Bandhigey

Gabiley(GNN)Dawlada Hoose  Degmada Gabiley Iyado Si Xawliya Udhaqaajinasa  In La Helo Aqoonyahano Kaafinaya Oo Daboolaya Baahiyaha  Bulshada Deegaanka, Waxey Xulanasa In Jiilasha Maskaxda Waadixaleh Ay Ka Dabarto Fiida Jaamacadaha Si Loo Dhiso Mooraalka Dhalinteena,Hanaanka Waxbarashada Ayaa Ah  Iftiinka Nolasha Waana Dhaxalka Kuu Sahlaya In Aad  Maareyso Nolaashada Iyo Tan  Qoyskaaga,Wana Nidaam Aaad Kaga Gudbi Karto Mugdiga Iyo Jahliga Aduunka Kunana Sahlaysa In Aad Ku  Fuusho Salaanka Nolasha Ugu Qaalisan, Jaamacada Timacade Waxa Waxka Barta 43 Ardey OoAy  Kafaalo Qaaday Dawlada Hooose Ee Degmada Gabiley,Waaan Hormar  Taabagalay Oo Waalidiinta Ardayda  Aan Awoodi Kareyn Fiida Jaamacada  Ay Jaanis U Arkaan, Si Hadaba Loo Dhaqaajiyo In La DhiiriGaliyo Dhalinta Waa In Loo Helo Qaabab Lagu Farxadgalinayo Mooraalka Dhalinta, Oo Ku Saleysan Barnaamijyo Hormarineed Oo  Taabanaya Ciyaaraha Waxbarasahda Iyo Shaqo Abuur Baaxadleh Oo Ay Kaga Badbaadi Karaan Mawjadaha Balwadaha Ah Ee Ku Soo Burqanaya Dhalinta Dalkeena,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

Habeenkii Xalay Ahaa Dawlada Hoose Degamda Gabiley Waxey Hoolka Dawlada Hoose Xaflad Dhiirigalina Ugu Qabatay 43 Ardey Ee Ayka Ka Kafaalo Qaadey Fiida Jaamacada Kuwaasi Oo Dhaamaantood Tilmaamaya Culuyska Lala Qaybsadey,

Kulankan Waxa Kaso Xaadrey Maayerka Magaalada Gabiley Iyo Xildhibaano Iyo Masuuliiynta Dawlada Hoose Waxey Tilmaamen Ahiyada La Siinayo Dardargalinta  Adeegyada Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah,Si Loo Helo Jiil Ka Shaqeeya  Shaqooyinka Qaranka Iyo Kuwa Aan Dawliga Ahayn,Oo Ka Madhnaada Balwadaha Iyo Mukhaadaradka,

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE

Exit mobile version