Daawo Maayerka Gabiley Oo Beeniyay In Ay Maayarada Dalku Berbera Kaga Shirayeen Xeerka Golaha La Horkeenay

Berbera*GNN(Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabdi Oo Warbaahinta Kula Hadley Magalada Berbera Ayaa Sheegay In Shirka Maayerada Dalka Uga Socdey Berbera Aanay Kaga Shirayn Xeerka Maayrada Ee La Horkeenay Golaha Baarlamaanka,

HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

BERBERA OFFICE