Hargeysa(GNN)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Maanta Warbaahinta Uwaramay Ayaa Sheegay In Gacanta Lagu Hayo Dad Lagu Tuhunsanyahay In Ay Dlieen Ganacsade Caan Ahaa Oo Lagu Dliey Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=FsNHoYOPue0
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
HARGEYSA OFFICE