DAAWO:Shirkaddo Badan oo u Tartamaya Biyo-Gelinta Hargeysa

Shirkaddaha u tartamaya Mashruuca Biyo-gelinta Hargeysa ayaa maanta kulan loogu qabtay xarunta Wakaalada Biyaha.

Waxa kamida Shirkadahaas, kuwo Ajaanib ah oo ka kala socda Yurub, Aasiya iyo Afrika, sida uu sheegay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Maxamed Cali Daarood.

Halkan ka Daawo: