Tageerayaasha xisbiga Waddani ayaa London kusoo dhaweeyey Musharaxa Madaxweyne Xigeenka Xisbiga Waddani 

Musharaxa Madaxweyne Xigeenka Xisbiga Waddani Mudane Mohamed Cabdi oo kasoo kicitimay Somaliland ayaa usoo gaadhay dalka Ingiriiska Sidii uu ula Kulmi lahaa Madaxda Iyo tageerayaasha xisbiga ee UK.

Waxa sidasoo kale Xisbiga Waddani caawa ku yeelan donaaa magaaladda London kulan balaadhan oo xog waraysi Iyo derder gelinta hawlaha xisbiga tasoo uu kasoo qayb gali doono Musharaxa Madaxweyne Xigeenka Xisbiga Waddani Mudane Mohamed Cabdi .

 

GNET

Exit mobile version