Gabiley(GNN)Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Somalialnd Kana Mida Siyaasiinta Miisaanka Culus Kuleh Gayiga Somaliland Shaceyb Maxamed Muuse Oo Gabiley.Net Uwaramayay Ayaa Taageero Balaadan Umuujiyay Ciidanka Qaranka Ee Dagaalada Kula Jira Sharwadayaasha Ciidanka Punthland, Siyaasi Shaceyb Maxamed Muuse Waxa Uu Balanqaadayaa In Uu Ciidanka Qaranka Ugu Deeqayo Deeq Raashia Hadhuudha Iyo Garaw Ah, Geesta Kale Siyaasigan Ayaa Tacsi Udiray Dadkii Roobabkii Duufanada Watey Dhibaatadu Kaso Gaadhey,Ee Gobolada Galbeedka Somaliland,
HALKAN HOOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE