Daawo Wiil Reer Gabiley Ah Oo Dhaqashada Digaaga Iyo Iibinta Beedkiisa Ku Maareeya Nolasha Qoyskiisa Iyo Mashaariic Uu Soo Bandhigey

Gabiley(GNN) Abdiraxiin Carb Daahir Waa Wiil Dhalinyaro Ah Wuxuna Ku Nool Yahay Magaalada Gabiley Wuxu Dhaqdey Digaag Lagu Qiyaasay 300 Oo Xabo Wuxuna Dhaqaalaha Kaso Xerooda Mashruucan Digaaga Uu Ku Maareeya Nolasha Qoyskooda Iyo Tan Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa,Waxa Uu Warbaahinta sheegay In Uu Mashruucan Markii Ugu Horeysay Uu Ku Daahfurey 20 Xabo Maanta Dadaalkiisu Gaadhsiiyay 300 Oo Xabo

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNEYWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE