“Marka Qoysas Wanaagsan La Helo, Ayuu Qaran Wanaagsanina Dhismaa” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay sanad-guurada tobnaad(10-naad) ee kasoo wareegtay Aasaaska dugsiyada Hoose/dhexe ee daryeelka carruurta aan waalidka lahayn ee SOS.

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),ayaa ka hadlay muhiimadda ay  leedahay barbaarinta ubadku, Halkan hoose ka DAAWO hadalka Madaxweyne Ku-xigeenka

 

Exit mobile version