Daawo Maareeyaha Haayadda Wadooyinka Somaliland Oo Soo Kormeeray Wadada Isku Xidha Hargaysa Iyo Wajaale Oo Dib Loo Dayactiray

Gabiley(GNN)Maareeyaha Haayadda Wadooyinka Somaliland Ayaa Kormeer Ku Soo Marey  Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Hargaysa Iyo Wajaale Oo Maalmahan Danbe Haayada Wadooyinku At Dayactir Ka Wadey Iyado La Buux Buuxiyay Meelihii Dhibaatada Ku Hayay Gadiidka Gaadiidka Iskaga Kala Gooshaya Bariga Iyo Galbeedka Somaliland Maamulka Gobolka Iyo Ka Degmada Wajaale Ayaa Kormeerka Maareeyaha Haayada Wadooyinka Ku Wehiliyay Waxana Ugu Horeyn Kormeerkan Ka Hadlay Maareeyaha Haayada Wadooyinka Somaliland Maamulka Gobolka Iyo Maamulka Wajaale Ayaa Tilmaamay Muhiimada Ay Gaadiidka Jidkani Uleeyahay Isago Gudoomiyaha Wajaale Xusey In Ay Iyaga Haayada Wadooyinka Ka Codsadeen In La Dayactiro Wadadan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE

 

Exit mobile version