Daawo Muuqaalka Qoys Danyara Oo Maayerka Boorama Iyo Badhaasbka Gobolka Awdal Ay Dulmi Iyo Xoog Kaga Qaadeen Beer Ay Lahaayeen

Boorama(GNN)Qoys Danyara Oo Maayerka Boorama Iyo Badhaasbka Gobolka Awdal Ku Eedeeyay In Ay Awood U Isticmaalayan Kadib Markii Beer Ay Leeyihiin Dulmi Iyo Xoog Looga Qaadey Aabe Jira 120 Sano Oo Dhul Jiifa Ayaana Beerta Iskaleh Sida AY Sheegayaan Ehelka Aabaha Dhul Jiifka Ah

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

BOORAMA OFFICE

GABILEY.NET

Exit mobile version