Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore Ayaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Gabiley Wuxuna Si Rasmiya Maanta Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Biyaha Magaalada Gabiley,Ha Yeeshee Waxa Awood Loo Isticmaalay Warbaahinta Madaxa Banaan Iyado Loo Diiday In Ay Gudaha Ugalaan Goobta Uu Wasiirku Ka Hadlayay Waxana Laguso Daabulay Afaafka Hore Ee Dawlada Hoose Ciidan u Awood Sheegtay Saxaafada Warbaahinta Madaxa Banaan Oo Ayaa Ka Hadlay Awooda Loo Isticmaalay, Markii Uu Soo Idlaaday Kulanku Waxa Noo Suuragashay In Albaabka Aan Wasiirka Biyaha Kula Kulanay Oo Warbaahintu Ay Su,Aaalo Ku Boobeen Wuxuna Yidhi Wasiirku,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE