Daawo Badhasaabka Iyo Maayerka Magaalada Gabiley Oo Soo Kormeeray Khasaaraha Uu Gaystay Roobkii Dhagaxaanta Watey Ee Shalay Ka Da,Ay Magaalada Gabiley

Gabiley(GNN)Nimca Waiba Nusqaanleh Shalay Galinkii Danbe Waxa Magaalada Gabiley Ka Da,Ay Roobab Waawayn Oo Watey Dhagaxaan Kuwaasi Oo Goobo Badan Soo Gaadhsiiyay Khasaare, Roobkan Dhagaxaanta Watey Ayaa Bulshada Magaalada Gabiley Ku Abuuray Cabsi Iyo Argagax, Khasaraha Roobkani Soo Gaadhisyay Qaarka Mida Bulsahda Maaaalada Gabiley Waxey Ahaayeen  Guryo Iyo Iskuulo Uu  Gabi Ahaanba Ka DUlqaaday Jiingadihii  Sido Kale Waxa Uu Soo Ridey Tawerkii Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Wali Lama Hayo Dwaangalin Sax AH Oo Ku Saabsan Saameynta Uu Bulshada Ku yeeshay Roobkan Dhagaxaanta Watey Odayaasha Dhaqanka Magaalada Ayaa Robkan Ku Tilmaamay Mid Aan Hore Uga Da,in Qarnigan Magaalada Gabiley,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Gabiley Iyo Masuuliyiin Ka Socday Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Kormeero Kala Duwan Kuso Marey Goobaha Iyo Guryaha Uu Waxyeelada Soo Gaadhsiiyay Roobka Dhagaxyaalaha Ahaa, Dawlada Hosoe Waxey Durtadiiba Bilawdey Hanaan Lagu Xakameynayo Laago Uu Roobku Gooyay Oo Soo Gaadhaya Guryaha Mgaaalada Gabiley Badhaasbka Gobolka Gabiley Iyo Maayerka Magaalada Gabiley Ayaa Ka Wabixyay Komeerkoda Iyo Inta Uu Leegyahay Khasaaraha Soo Gaadhay Buslahda Magaalada Gbailey,Waxeyna Yidhaahdeen

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABIILEY.NET

 

Exit mobile version