Daawo Wasiirka Cadaalada Iyo Talyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Magaalada Gabiley Ka Dhagax Dhigay Jeel Wayn Oo Loo Dhisayo Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Agaasimaha Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Talyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Somaliland Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Kan Degmada Madaxa Ugu Sareeya Shirkada Qaadatay Qandaraaska Ayaa Maanta Waxey Magaalada Gabiley Si Rasmiya Uga Dhagax Dhigeen Dhismaha Jeelka Wayn Ee Gobolka Gabiley,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992